Daawo Sawirada Ninkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel oo lasoo bandhigay iyo Jirdil xoogan oo…

Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta degmada Guriceel ku qabtay nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu isku qarxiyo munaasabad magaaladaasi ka socotay ayna ka qeyb galayeen Madaxda sare ee Ahlu Sunna. Ninkan oo jirkiisa waxyaabaha ku xirnaayeen ayaa damcay inuu isku qarxiyo goob ay joogeen Hogaanka ugu sareysa Kooxda Ahlu Sunna , saraakiil iyo masuuliyiin … Continue reading Daawo Sawirada Ninkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel oo lasoo bandhigay iyo Jirdil xoogan oo…